πΈπ΄ Somalia News Website
Track live headlines, publication timing, and trending stories from Horseed Media in Somalia.
horseedmedia.netTotal Headlines
102
Date Range
Sat, 29th Aug., 2026 - Today
Cutubyo katirsan booliska Puntland oo tababar loogu soo xiray kulliyadda Carmo.
Malayshiya beeleed ku qalabaysan hubka culus oo ku dagaalamay Magaalada Badhan.
Xog ku saabsan deegaamada ay qabsadeen Xuutiyiinta Yeman & muhiimaddooda.
Muxuu yahay qabriga uu siyaartay Madaxweynaha Puntland?
Madaxweyne Deni oo soo afmeeray socdaalkiisii Bari & Raas-casayr ayaa gaarey Carmo.
Xuutiyiinta Yemen oo qabsaday deegaamo muhiim u ah maamulka Baab Al-mandeb ilaa Jabuuti.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray taliska guud ee ciidanka Gorgor.
Guddoomiyaha golaha shacabka oo cambaareeyey in calanka Turkiga lagu gubey gudaha Somalia.
Xaggee ku dambeeyeen wadahadalladii DFS iyo dhinacyada mucaaradka.
Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeedda.
Netanyahu oo ku dhawaaqay in qorshihiisu yahay in meesha laga saaro dowladda Iiraan.
Madaxweyne Deni oo kormeeray goobo muhiim ah oo kuyaalla Magaalada Boosaaso.
Qiimaha shidaalka oo kor u kacay iyadoo xiisadda Bariga Dhexe sii xoogeysanayso
Qarax ka dhacay Kaydka hub Suuriya oo ay ku dhinteen ugu yaraan 14 qof
Somalia parliament approves anti-piracy and kidnapping bill amid piracy resurgence
Somalia condemns Houthi attacks on Saudi Arabia
Barlamaanka Somalia oo ansixiyey sharci muran ka dhashay fulintiisa Puntland.
Ehelada marxuum Axmed Haamay oo lagu aasay Galkacyo ayaa baaq u diray dowladda Puntland.
Garabka Lafta-gareen oo ka hadlay qaabkii loo abaabuley weerarkii Taliye Shub ee Doolow.
DFS oo ku guuldarraystay dhaqangelinta qodobo kamid ah dastuurka cusub.
Xiisadda Koonfur Galbeed iyo eedaymaya loo jeediyey Koonfur Galbeed.
US conducts airstrike targeting al-Shabaab in Somalia
Puntland oo xabsiga u taxaabtay 2 haween ah oo ku eedaysan jirdilka gabar aan qaangaadhin.
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey degmada Gumbax.
Dagaallo Culus oo u Dhaxeeya Xuutiyiinta iyo Ciidamada uu Taageero Sacuudiga
Sacuudi Carabiya oo ka hadashay weerarkii xarumahooda tamarta
UK oo ku dhawaaqaysa xayiraad ganacsi oo lagu soo rogo badeecooyinka laga keeno dhulka Israaβiil xooga ku heysato
Egypt calls on Somalia to help secure release of detained sailors
Hijacking pirates exploit regional chaos to return to seas off Somalia
Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay in Puntland isu maamulayso sidii dowlad Madax-banaan.
Warbixin: Alshabaab ka barbar dagaalamaysa Xuutiyiinta oo lagu diley dalka Yemen.
Roobab dabaylo wata oo ka curtay deegaamo katirsan Bariga Puntland.
Puntland oo ka tacsiyeysay shimbir socota ah oo ku geeriyootey gobolka Karkaar.
Sheekh Cali-wajiis oo markale ku celiyey in DFS tallaabo milatari ka qaaddo ciddii ka hortimaadda.
Garoowe iyo Galkacyo oo horumar ku tartamaya.
Deni oo dhagax dhigay dayactirka Gurigii Boqor Cismaan, xilli Baargaal baahi u qabto adeeg bulsho.
Uganda sets August 2027 deadline for withdrawal of troops from Somalia
Somalia: Puntland president launches restoration of historic Boqor Osman palace
Indonesia oo wajahdey Foolkaano kor u kacday in ka badan 15KM.
Somalia oo caalamka ka codsatay in laga taageero la dagaalanka kooxaha burcad-badeedda.
Madaxweynaha Puntland oo gaarey degmada Baargaal ee gobolka Raas-casayr.
Puntland oo lacag laβaan ka dhigaysa waxbarashada dugsiyada hoose dhexe.
Itoobiya oo ku dhawaaqday inaysan bad laβaan sii ahaan doonin.
Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Deni iyo bulshada Iskushuban.
Puntland oo walaac ka muujisay saamaynta cunaqabatayntii hubka ee laga qaaday Somalia.
The Sultanβs Drones: Ankaraβs Descent From Somali Patron To Villa Somaliaβs Hired Gun β OpEd
Somalia: Puntland leader warns remaining Islamic State fighters during visit to Dharjaalle
Maamulka degmada Garoowe oo bulshada u soo bandhigay mashaariic cusub.
Ruushka oo ku dhawaaqay hakinta weerarrada muddo 72 saacadood ah, xilli wada-hadallada Ukraine ay socdaan
Dagaallada Yemen oo Sabtidii lagu dilay in ka badan 60 qof
Somalia: US to Shift Regional Operations to New Military Facility in Bosaso
Somalia becomes 50th country to ratify African free trade agreement
Siciid Deni oo gaarey Dhar-jaalle ayaa hanjabaad u diray haraadiga Daacish.
Mid kamid ah degmooyinka Puntland oo laga mamnoocay in xabad laga rido.
Maraykanka oo abaabulka hawgalladiisa gobolka u wareejinaya Saldhiggiisa cusub ee Boosaaso.
Madaxweynaha Puntland iyo bulshada degmada Ufayn oo kulmay.
Madaxweyne hore Farmaajo oo si adag uga hadlay dhacdadii guriga Taliye Shub ee Doolow.
Madaxweynaha Puntland oo safar ku gaarey degmada Ufayn ee gobolka Bari.
Somalia: US Aircraft Conduct Reconnaissance Operations in Puntlandβs Cal Miskaad Mountains
Jubbaland condemns alleged Turkish airstrike in Somaliaβs Gedo region
Jubbaland oo ka hadashay duqayntii Doolow ayaa dalbatay in Somalia dib loogu celiyo cunaqabatayntii hubka.
Former Somali Prisons Chief Injured in Airstrike in Gedo
Diyaaradaha Mareykanka oo duqeymo ka fuliyey Buuraha Calmiskaad & Calmadaw ee Puntland.
Somalia oo lagu daray dalalka laga weeraray Suudaan.
Taliye Shub oo ku dhaawacmay duqeyn cirka ah oo lagula beegsaday Doolow.
Puntland oo faahfaahin ka bixisay hawlgallo ka socda buuraleeyda Calmiskaad.
Egypt and China say Red Sea security should remain responsibility of littoral states
Ethiopia calls for stronger Horn of Africa trade integration
Somalia: Heavy fighting reported in Baidoa amid South West State power struggle
Somalia Senate Committee Reviews Health Professionals Regulation
Sagal Cabdi-Waali oo loo saadaalinayo musharraxa Labour ee kursigii Keir Starmer
Madaxweynaha Somaliland oo ku wajahan Maraykanka & Imaaraadka Carabta.
Ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo saaka duulaan ku jarmaadiyey Magaalada Baydhabo.
Puntland oo caalamka u soo bandhigtay wax-soo-saarkeeda Timirta.
Puntland oo ku eedaysay DFS inay burcad-badeed ku abuurayso xeebeheeda.
Xuutiyiinta Yemen oo hub casri ah & raadaaro ku taageeraya Alshabaaab.
Deegaamada Puntland oo laga mamnoocay soo iibsiga hubka iyo gaadiidka dagaalka.
Ururka Towfiiq oo qaadacay jadwalka doorashooyinka Galmudug ee ay dejisey DFS.
Xukuumadda Puntland oo soo saartay awaamiir lagu adkaynayo ammaanka gudaha.
GARACAD: Hawlagl ciidanka Puntland ku baacsanayeen koox burcad-badeed ah oo geeri sababay.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalbaday iskaashi ka dhan ah isbeddelka cimilada.
Awaamiir la duldhigay golayaasha deegaanka iyo guddoomiyayaasha degmooyinka Puntland.
Golis Telecom oo ku guulaysatey Shahaadada Caalamiga ah ee GSMA Mobile Money Certification.
Shabakad lagu eedeeyay ka ganacsiga Xashiishka iyo hub sharci-darro ah oo Bosaso lagu qabtay.
DFS oo muddaysay doorashooyinka Galmudug & Hirshabeelle xilli mucaaradku qorshe soo jeediyeen.
Shirkad aqbashay inay burcad-badeed Soomaali ah siiso $2.7 milyan oo doollar.
Dowladda Soomaaliya oo baaritaan ku bilowday askar lagu eedeeyay tacaddi loo geystay maxbuus dagaal
Puntland & Maraykanka oo ka wada hadlay ammaanka iyo dhismaha saldhigga Bosaso ee AFRICOM.
Somalia iyo Yemen oo ka arrinsaday ammaanka marin-biyoodka Badda-cas.
Qof ku geeriyoodey rasaas ay fureen ciidanka ammaanka Magaalada Boosaaso.
Dowladda Itoobiya oo xabsiga dhigtay ku dhawaad 200 oo kamid ah ciidamo MW Xasan Sheekh tababar u soo xiray.
Nidaamka mushahar bixinta shaqaalaha DFS oo lagu xiray qaadashada kaarka NIRA.
Ciidamo la duldhigay guriga uu Dhuusamareeb ka deggan yahay guddoomiyaha barlamaanka Galmudug.
Sucuudiga oo ka qaybqaatay soo celinta muwaadiniin Soomaaliyeed oo kunoolaa dalka Yemen.
Ehelada Abwaan lagu xiray Magaalada Hargaysa oo codsi u diray Madaxweynaha Somaliland.
Safiirkii Itoobiya u fadhiyey Magaalada Muqdisho oo dalkiisa dib ugu laabtay.
Shirkadda Golis oo Macaabiisheeda u soo bandhigtay Adeegyo La jaanqaadaya Baahidooda.