🇸🇴 Somalia News Website
Track live headlines, publication timing, and trending stories from Caasimada.net in Somalia.
caasimada.netTotal Headlines
176
Date Range
Tue, 20th Oct., 2026 - Today
Bulshada rayidka oo war kasoo saaray tallaabadii Xasan Sheekh
Shariif oo dalbaday baaritaan kaddib khasaaraha ciidanka ka soo gaaray dagaalkii…
Sanbaloolshe oo digniin culus soo saaray kadib dagaalkii lagu hoobtay ee shalay
Xamza oo magacaabis cusub sameeyay iyo fal-celin ka dhalatay
Maxaa kasoo baxay kulankii maanta ee Golaha Wasiirada? + Sawirro
DF Soomaaliya oo beenisay arrin xasaasi ah oo laga faafiyay diyaaradaha Turkiga
Mucaaradka oo weli ku kala qeybsan gogosha Xasan iyo xogta kulan xalay dhacay
DF oo shaacisay khasaare ballaaran oo ka dhashay dagaalka Buurhakaba
Xog: Museveni oo Xasan Sheekh ku wargeliyay inuu la baxayo ciidanka haddii uusan…
AFRICOM oo beenisay eedeyn xasaasi ah oo la xiriirta duqeymaha Soomaaliya
Tirada wasaaradaha DF oo la soo jeediyey in la dhimo
Ciidanka Masar oo Soomaaliya ku imanaya qorshe ka duwan kii markii hore la shaaciyey
60 masiixiyiin ah oo lagu dilay weeraro ka dhacay dalka…
Khilaafkii u dhaxeeyay Firdhiye iyo ku-xigeenkiisa oo la soo afjaray
Howlgalka UNTMIS oo si rasmi ah loo soo afjaray – Maxaa maanta ka dhacay Xalane?
Maxaa ka jira in DF ay lacag ka jartay ciidanka xoogga iyo agoonta?
Bangiga Adduunka oo soo saaray digniin la xiriirta dhaqaalaha Soomaaliya
Xasan Sheekh oo u baxay safar dibadeed xilli uu gogol u fidiyay mucaaradka
Xaadoole oo jawaab kulul siiyay Sanbaloolshe: Ma abuuri karo jabhad
Mucaaradka oo jawaab deg-deg ah ka bixiyay casuumadda Xasan
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir ku casuumay dhinacyada mucaaradka iyo…
War cusub oo kasoo kordhay ciidamada Soomaaliyeed ee ku xirnaa Itoobiya
CAWAD oo si cajiib ah uga fal-celiyay khudbaddii Saciid DENI
Xogta dagaal culus oo ka qarxay duleedka Baydhaba kadib markii ciidanka Lafta-gareen…
Imaaraadka oo lagu dhisayo isbaheysi la rabo in uu xilka ka tuuro madaxweyne Xasan
Erdogan oo xilka ka qaaday la-taliye sare kadib dalab ka yimid dalka…
Fahad Yaasiin oo si la yaableh uga fal-celiyay khudbaddii Xasan Sheekh
Daawo: Xasan oo markale gogol wada-hadal u fidiyay mucaaradka DF
Madaxweyn Xasan Sheekh oo taliye cusub u magacaabay Ciidamada Badda
War cusub oo kasoo kordhay muwaadinkii loo karantiilay Ebola
Guddiga difaaca BF oo su’aalo adag waydiiyay wasiir Fiqi + Sawirro
IRAN oo wacad ku martay arrin culus oo la xiriirta marinka Hormuz
Soomaaliya oo ka qeyb-galaysa shir caalami ah oo ka dhacaya dalka…
Deni oo digniin culus ka soo saaray xaaladda dalka, baaq degdeg ahna diray
Xasan Sheekh iyo Islaan Ciise oo yeeshay wada-hadallo xasaasi ah oo ku saabsan dhacdadii…
Guudlaawe oo wajahaya su’aalo ku saabsan mustaqbalka HirShabeelle
DF oo 100 gawaari milatari ah u dirtay dhanka Buurhakaba
Itoobiya oo soo saartay hanjabaad culus: Badda Cas looma deyn karo dhowr dal
DAGAAL culus oo ka dhex-qarxay ciidamada Soomaalida iyo Oromada Itoobiya
Sawirro: Cumaan oo 36 sano kadib dib u furtay safaaraddeeda Muqdisho
NISA oo qabatay nin ka tuugsan jiray Muqdisho balse fulin jiray qaraxyada Al-Shabaab
Xasan oo farriin u diray Cali Guudlaawe iyo Afrax kadib doorashadii HirShabelle
DF Soomaaliya oo cambaareysay weerar lagu qaaday kaniisad ku taalla…
Muungaab oo ka hadlay dib u doorashada Cali Guudlaawe
Sidee mucaaradka uga fal-celiyeen dib u doorashada Cali Guudlaawe?
Wasiirka caafimaadka oo ka badbaaday mooshinkii BF + Video
DEG DEG: Cali Guudlaawe oo dib loogu doortay Madaxweynaha HirShabelle
Daawo: Mooshin ka dhan ah wasiirka caafimaadka oo la horgeeyay BF
Wiil dhalinyaro ah oo hooyadiis ku dilay duleedka Muqdisho
Doorasho natiijadeeda lasii ogyahay oo maanta ka dhaceysa magaalada Jowhar
Khariidadii uu soo bandhigay Netanyahu ee Soomaaliya oo laga cabsi qabo in ay…
Dalalka Shiinaha iyo Jabuuti oo bayaan wadajir ah ku diiday in maamulka Somaliland…
Somalia oo shaacisay xilliga ay rajeyneyso inay ku biirto WTO
Liibaan Shuluq oo loo diray baaq la xiriira Puntland
Diyaaradaha Imaaraadka oo la ogaaday inay fuliyeen duqeyn culus oo ka dhacday…
Deni oo Garoowe ku laabtay kadib 41 maalmood oo uu dalka ka maqnaa
Maxkamadda ciidamada oo xukun adag kasoo saartay dilka Jeneraal Salaad
Farmaajo oo Muqdisho kusoo laabtay iyo wada-hadallo xasaasi ah oo furmaya
Wasiir Fiqi oo soo saaray baaq la xiriira wada-hadallada DF iyo Somaliland
Mucaaradka DF oo ku kala qeybsamay doorashada Liibaan Shuluq
DF oo ku jees-jeestay mucaaradka: Tabartooda ma dhaafsiisna hanjabaad afka ah
Muungaab oo ka hadlay doorashada guddonka barlamanka HirShabelle
Ilhaan Cumar oo shaacisay in ay ka guureyso gurigeeda Washington DC + Sababta
Shiinaha iyo Jabuuti oo soo saaray bayaan culus oo ku saabsan Badda Cas
Nin Soomaali ah oo loo xiray dilka haweeney Moroccan ah
Guddoonka barlamanka HirShabelle oo lagu kala baxay iyo Xasan Sheekh oo…
DF Soomaaliya oo shaacisay boqolleyda dhulka la xoreeyay
Sawirro: Soomaaliya oo maanta heshiis muhiim ah la saxiixatay dalka…
Xasan Sheekh oo dhambaal culus u diray Liibaan kadib doorashadii Galmudug
Muxuu Muungaab ka yiri doorashada hoggaanka cusub ee Galmudug?
Qoor Qoor oo caddeeyay mowqifkiisa kadib doorashadii ka dhacday Galmudug
Mucaaradka oo si weyn usoo dhaweeyay doorashada hoggaamiyaha cusub ee Galmudug
DEG DEG: Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug
Aadan Madoobe oo tallaabo u qaaday xoreynta degmada Buurhakaba + Sawirro
Wararkii ugu dambeeyay doorashada madaxweynaha Galmudug
Imaaraadka oo duqeyn cusub ka fuliyey Soomaaliya – Halkee?
Diblomaasiyiinta Mareykanka iyo qoysaskooda oo la amray in ay ka baxaan Sacuudiga
Sidee Turkiga uga adkaaday isbhayesigii Greece, Israa’iil iyo Imaaraadka Carabta
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay habraac cusub oo la xiriira guurka
DF oo duminaysa dhismayaal ku dhow garoonka Aadan Cadde
Muxuu yahay shirka ay DF martigelisay ee maanta ka furmay Muqdisho?
Dhirbaaxo culus oo ku dhacday Giriiga iyo Israa’iil kadib markii Turkiga uu…
DF Soomaaliya oo shaacisay heshiis ay la gaartay Somaliland
Xogta duqeyn culus oo lagu beegsaday ciidanka Lafta-gareen
Falcelin aan caadi ahayn oo ka dhalatay tallaabo uu qaaday guddoomiye Jaamac
DF Soomaaliya oo jawaab adag ka bixisay khariidadii ay soo bandhigtay Israel
Maxaa ka cusub xaaladda Koonfur Galbeed? + Sawirro
Dowladda Ireland oo shaaca ka qaaday in ay ka cabsi qabto in 22 caruur Soomaali ah la…
Itoobiya ma ixtiraamin Soomaaliya ee waa cabsatay
UK oo 12 sano ku xukuntay Maxamed Maxamuud kadib markii uu Somalia usoo aaday…
Maxaa kasoo baxay kulankii Aadan Madoobe iyo Shariif Xasan? + Sawirro
Yaa ku loollamaya tartanka madaxtinimada ee Galmudug?
Khasaare culus oo ka dhashay gaari ay saarnaayeen shacab oo miino la qaraxday
JSP oo Garyare siisay kaarka musharraxnimada ee madaxweyne ku xigeenka Galmudug
DF oo shaacisay magaca horjooge sare oo ay sheegtay inuu qabsaday Buurhakaba
Maxay ka wada-hadleen RW Xamza iyo safiirka cusub ee Turkiga? + Sawirro
Kadib eedeyntii DF ee Kenya iyo Itoobiya, Abiy oo ka degay Kenya
Turkiga oo DF Soomaaliya u ballan-qaaday kordhinta…
Sawirro: Wafdi ballaaran oo ka socda Uganda oo Muqdisho soo gaaray + Ujeedka